IIB FAYL LEH - SALE
Aqoonsiga Xaqlaha (Waana in ayis lee yihiin magacyada nootaayada, faylka iyo aqoonsiga)
Aqoonsiguna waa in aannudhacsaneyn.
Haddii ay is yeelan waayaan waxa loo baahan yahay cadayn is-waafajinmaxkamadeed
Nootaayo iyo Foomka Caddaaladdaoo is waafaqsan
Fayl No, Jihooyinka, Cabirka,Degmada iyo Xafaada waa in Nootayada ku xusnaadaan
Faylka oo dhammeystiran (Original)
Hadii uu qayb iibsadey (Copy file) oo dhamaystiran
Hadii uu faylku koobi wada yahay cabirka la wada iibsaday waxa loobaahanyahay juwanka Copy-ga iyo Amar Fulineed
Haddi faylka qayb kamid ahi Copy tahay waxa looga baahanyahay waxalooga bahanyahay juwanka Copy-ga iyo Amarka Hanti-dhawrka
Waa in ay ku jirtaa Mulkiyaddiixaqluhu haddii uu system-ka hore u maray.
Jeexista faylasha 2010-kii kadambeeyey ayaa loo baahanyahay
Caseynta iyo dhabar ka caseynta: danguud, cabbirka markuu wadaiibsado/qayb kamid ah la iibsaday iyo lahaanshaha ayaa loo ga baahan yahaydhabar kacaseynta. Muhiiimadda dhabar ka caseyntu waa in la hubiyo in faylkanimaray xafiiska Map-ka. (2010 waxii ka dambeeyey ayaa loo baahanyahay)
Wakaalada Gudaha waxa loo bahanyhay Nootaayo
Wakaalada Dibada waxa loo bahanyhay Warqadda Maxkamadda eeTastiiqinta
HIBEYN FAYL LEH - GIFT
Aqoonsiga Xaqlaha (Waana in ayis lee yihiin magacyada nootaayada, faylka iyo aqoonsiga)
Aqoonsiguna waa in aannudhacsaneyn.
Haddii ay is yeelan waayaan waxa loo baahan yahay cadayn is-waafajinmaxkamadeed
Warqadda Maxkamadda ee Hibaynta
Fayl No, Jihooyinka, Cabirka,Degmada iyo Xafaada waa in Nootayada ku xusnaadaan
Faylka oo dhammeystiran(Original)
Waa in taariikhda hibaynta laguxusaa “Settlement Date” ee DashboardSystem-ka
Hadii uu qayb iibsadey (Copy file) oo dhamaystiran
Hadii uu faylku koobi wada yahay cabirka la wada iibsaday waxa loobaahanyahay juwanka Copy-ga iyo Amar Fulineed
Haddi faylka qayb kamid ahi Copy tahay waxa looga baahanyahay waxalooga bahanyahay juwanka Copy-ga iyo Amarka Hanti-dhawrka
Waa in ay ku jirtaa Mulkiyaddiixaqluhu haddii uu system-ka hore u maray.
Jeexista faylasha 2010-kii kadambeeyey ayaa loo baahanyahay
Casaynta iyo dhabar ka caseynta: danguud, cabbirka markuu wadaiibsado/qayb kamid ah la iibsaday iyo lahaanshaha ayaa loo ga baahan yahaydhabar kacaseynta. Muhiiimadda dhabar ka casayntu waa in la hubiyo in faylkanimaray xafiiska Map-ka. (2010 waxii ka dambeeyey ayaa loo baahanyahay)
DHAXAL FAYL LEH – INHERITANCE
Aqoonsiga Xaqlaha (Waana in ay is lee yihiin magacyada nootaayada, faylka iyo aqoonsiga)
Aqoonsiguna waa in aannudhacsaneyn.
Haddii ay is yeelan waayaan waxa loo baahan yahay cadayn is-waafajinmaxkamadeed
Warqada maxkamada ee dhaxal koobta
Warqada maxkamada ee tastiqinta oo Cabirka iyo jihooyinka kuxusanyihiin
Fayl No, Jihooyinka, Cabirka,Degmada iyo Xafaada waa in Nootayada ku xusnaadaan
Faylka oo dhammeystiran(Original)
Waa in taariikhda dhaxalka laguxusaa “Settlement Date” ee DashboardSystem-ka
Hadii uu qayb iibsadey (Copy file) oo dhamaystiran
Hadii uu faylku koobi wada yahay cabirka la wada iibsaday waxa loobaahanyahay juwanka Copy-ga iyo Amar Fulineed
Haddi faylka qayb kamid ahi Copy tahay waxa looga baahanyahay waxalooga bahanyahay juwanka Copy-ga iyo Amarka Hanti-dhawrka
Waa in ay ku jirtaa Mulkiyaddiixaqluhu haddii uu system-ka hore u maray.
Jeexista faylasha 2010 kadambeeyey ayaa loo baahanyahay
Casaynta iyo dhabar ka caseynta: danguud, cabbirka markuu wadaiibsado/qayb kamid ah la iibsaday iyo lahaanshaha ayaa loo ga baahan yahaydhabar kacaseynta. Muhiiimadda dhabar ka casayntu waa in la hubiyo in faylkanimaray xafiiska Map-ka. (2010 waxii ka dambeeyey ayaa loo baahanyahay)
LAHAANSHO FAYL LEH – Own Property
Aqoonsiga Xaqlaha (Waana in ayis lee yihiin magacyada nootaayada, faylka iyo aqoonsiga)
Aqoonsiguna waa in aannudhacsaneyn.
Haddii ay is yeelan waayaan waxa loo baahan yahay cadayn is-waafajinmaxkamadeed
Warqada cadaynta lahaanshaha maxkamada ee tastiqinta oo Cabirka iyojihooyinka ku xusanyihiin
Fayl No, Jihooyinka, Cabirka,Degmada iyo Xafaada waa in Nootayada ku xusnaadaan
Faylka oo dhammeystiran(Original)
Waa in ay ku jirtaa Mulkiyaddiixaqluhu haddii uu system-ka hore u maray.
Hadii uu qayb iibsadey (Copy file) oo dhamaystiran
Hadii uu faylku koobi wada yahay cabirka la wada iibsaday waxa loobaahanyahay juwanka Copy-ga iyo Amar Fulineed
Haddi faylka juwanadu Copy yihiin waxa looga bahanyahay juwankaCopy-ga iyo Amarka Hanti-dhawrka
Haddii gurayihii hore juwanadu Copy yihiin waxa loo baahanyahay AmarFulineed iyo Warqadda Maxkamadda ee Cadaynta Lahaanshaha
Waa in ay ku jirtaa Mulkiyaddiixaqluhu haddii uu system-ka hore u maray.
Jeexista faylasha 2010 kadambeeyey ayaa loo baahanyahay
Casaynta iyo dhabar ka caseynta: danguud, cabbirka markuu wadaiibsado/qayb kamid ah la iibsaday iyo lahaanshaha ayaa loo ga baahan yahaydhabar kacaseynta. Muhiiimadda dhabar ka caseyntu waa in la hubiyo in faylkanimaray xafiiska Map-ka. (2010 waxii ka dambeeyey ayaa loo baahanyahay)
FAYL MAGAC BEDDEL AH – Transfer of Ownership
Waa Fayl si khaldan laysugu qoray amma magaca qofku khaldamay, kaasoo u baahan in Maxkamadda la ga soo caddeeyo.
Warqadda Magac beddelka waxa la gu xusaa: Tirsiga Faylka dhulka, Jihooyinka Faylka, Cabbirka Faylka, magaca khaladka loo gu qorey iyo midka loo guurayo.
FG: Cadayn laba magac laguma aqbalayo faylka magac beddelka ah
FAYL KALA JARIS AH – Ownership Separation
Waa fayl laba ama dhawr qof wada leeyihiin oo qofkasta rabo in uu sharcigiisa gaar u samaysto, kaas oo u baahan Warqad nootaayo ah oo cadaynaysa qofkasta goobta uu leeyahay oo wadata cabirka iyo jihooyinkeeda.
Haddiifaylka ay ku caddahay sida ay u kala leeyihiin waxa kaliya loo baahanyahayAmarka kala jarista hanti-dhawrka
Haddiifaylka ayna ku cadayn sida ay u kala leeyihiin waxa loo baahanyahay Warqad amarkala-jaris Maxkamadeed

