SHURUUDAHA DIIWAANGELINTA FAYL AAN SHARCI LAHAYN

Diwaangelinta waxa laga bilaabaa Degmada
ay Hantidu ku taalo

IIB AAN FAYL LAHAYN

Orange Tick
Aqoonsi (Waa in ay is-waafaqsanaadaan Magacyada Nootaayada iyoAqoonsigu)
Orange Tick
Aqoonsiguna waa in aannu dhacsaneyn
Orange Tick
Hadii aqoonsiga iyo nootayada is wafaqsanayn waxa loo bahan yahaywarqad maxkamadeed oo is cadayn is-wafajin laba magac
Orange Tick
Nootaayo iyo Foomka Cadaaladu oo is wafaaqsanadaan
Orange Tick
In aanu jirin baaqi ama taariikhdiisu dhacsanayn
Orange Tick
Nootayada iibka hadii ay yihiin ILMA waxa loo bahanyahaydhaxalkoobta iyo Wakaaladda hadii wakiil jiro. – Khalid
Orange Tick
Haddii goobtu dhisan tahay waa inu ku jira juwanka ganaaxa
Orange Tick
Shuuradaha Beerta
Inay ansax tahay
In aanay xayirnayn

DHAXAL AAN FAYL LAHAYN

Orange Tick
Aqoonsi (Waa in ay is-waafaqsanaadaan Magacyada Nootaayada iyoAqoonsigu)
Orange Tick
Aqoonsiguna waa in aannu dhacsaneyn
Orange Tick
Hadii aqoonsiga iyo nootayada is wafaqsanayn waxa loo bahan yahaywarqad maxkamadeed oo is cadayn is-wafajin laba magac
Orange Tick
Warqada maxkamada ee dhaxal koobta
Orange Tick
Warqada maxkamada ee tastiqinta Cabirka iyo jihooyinka macmiilka oomaxkamada laga so sameyey
Orange Tick
Haddii goobtu dhisan tahay waa inu ku jira juwanka ganaaxa
Orange Tick
Shuuradaha Beerta
Inay ansax tahay
In aanay xayirnayn

LAHAANSHO AAN FAYL LAHAYN

Orange Tick
Aqoonsi (Waa in ay is-waafaqsanaadaan Magacyada Nootaayada iyo Aqoonsigu)
Orange Tick
Aqoonsiguna waa in aannu dhacsaneyn
Orange Tick
Hadii aqoonsiga iyo nootayada is wafaqsanayn waxa loo bahan yahay warqad maxkamadeed oo is cadayn is-wafajin laba magac
Orange Tick
Fayl Damaanad ah oo dhamaystiran (Original)
Orange Tick
Ilmo lahaansho ma noqonaya marnaba.
Orange Tick
Yeelashada qofku waa in da’diisu macquul tahay, in uu dhashay 1960 kahor (Aan Dejin ahayn)
Orange Tick
Hadi goobtu sharci darro ku dhisantay wa in warqad maxkamadeed oo lahaanshiyo ah ku jirto iyo in ganaaxa dhismaha laga shubo
FG: Waa waxii bilaa Guri NO
Orange Tick
Warqaddii beerta oo xaqlahu ku qoran yahay.
Orange Tick
Warqad caddeyneysa Lahaanshaha (Waa in la gu xusaa u gu yaraan laba markhaati)
Orange Tick
Waana ina uu ogaado xaqluhu in la gu dhaarin doono dhulka uu sheeganayo.
Orange Tick
Hadii ay dejin tahay waxa loo baahanyahay Warqadda Dejinta / Kaadhka